Madaxweynaha Masar oo Sheegay Sababta ay Hubka u siiyeen Somalia

Submitted by on Sep 30, 2024

Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah El-Sisi ayaa sheegay in taageerada Masar ee Soomaaliya aysan la xiriirin xiisada dalkiisa kala dhexeysa Itoobiya balse ay tahay in Soomaaliya laga caawiyo sidii ay dib ugu heli lahayd xasillooni.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment