Madaxaweyanaha Pund Saciid Cabdulaahi Deni oo toddobaadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa xilli uu kaga qaybgalayay munaasabad lagu daahfurayay bangiga dhexe ee magaalada Boosaaso waxa uu sheegay in ay bilaabayaan dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Madaxweynaha Puntaland ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
on Dec 21, 2024