Madaxweynaha Somaliland Muuse BIixi ayaa sheegay in cid kasta oo jabisay sharciga oo kala qaybisa wada jirka dadka xilka uu doono ha hayee in gacan bir ah lagu qaban doonno.
Madaxweyne Biixi: Ciddii khalkhal gelinaysa dalka xilkasta oo ay haysana waa in gacan bir ah lagu qabto.
on May 13, 2019