Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Garoowe ayaa la kulmay wafti uu hogaaminayo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Ben Fender.
Madaxweyne Deni Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliya.(Sawiro)
on Apr 27, 2019