Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in ciidammada ay horkacayaan Kurdiyiinta ay qasab tahay inay aaggaas isaga baxaan inta ay socoto mudada ku meelgaarka ah ee lagu heshiiyay.
Madaxweyne Erdogan oo wacad ku maray inuu ‘madaxa ka jari doono’ dagaalyahannada Kurdiyiiinta
on Oct 20, 2019