Madaxweyne Farmaajo Oo ka Qayb-galay Calemasaarka Madaxweynaha la Doortay Ee Koonfur Africa.(Sawiro)

Submitted by on May 25, 2019

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Dalka Koonfur Afrika Mudane Cyril Ramaphosa.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment