Madaxweyne ku xigeenka Mareyknaka Mike Pence ayaa sheegay iney Ilhaan Cumar meelna uga bannaaneyn guddiga arrimaha dibadda ee Kongreska.
Madaxweyne ku xigeenka USA: Ilhaan meelna ugama bannaana guddiga arrimaha dibadda ee Kongreska
on May 13, 2019