Madaxweyne Lafta-gareen oo Xalay u Dabaaldegay Sanadguuradiisii Lixaad oo ka Dhacday Baydhabo

Submitted by on Dec 20, 2024
← →

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay xuska sanad-guuradda lixaad Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo lagu qabtay Magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment