Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa afur maanta kula qaatay Muslimiin badan oo isugu yimid Masaajidka ugu weyn dalka ee ku yaalla caasimadda Nairobi.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Masaajidka Ugu weyn Kula Afuray Muslimiinta Kenya.
on May 30, 2019