WASHINGTON— Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa Axaddii shalay ku geeriyooday xarun lagu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Madaxweynihi hore ee Mareykana Jimmy Carter oo geeriyooday
on Dec 30, 2024