Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Maxamed Morsi Oo Geeriyooday.

Submitted by on Jun 17, 2019

Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Morsi ayaa geeriyooday sida uu goor dhow baahiyey telefishinka codka dowlada ku hadla ee Al-ahram-tv Morsi ayaa ku dhex geeriyooday sida Tv-gu baahiyey xili uu ku sugnaa Maxkamad ku taalla dalkaas oo maanta mar kale la soo taagay.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment