War uu soo saaray Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay askari kamid ah kuwa ilaalada wadooyinka ee Taraafikada loo yaqaan kaa oo dil bareer ah ugu geeystay isgooyska afarta Jardiin ee magaalada Muqdisho wade Mooto Bajaaj ah. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Magaalada Muqdisho oo lagu xiray askari Taraafika ah oo dil u geeystay wade mooto bajaaj
on Mar 17, 2025