Xubno ka tirsan Ciidanka Tigray-ga ee taageera garabka TPLF ee uu hoggaamiyo Debretsion Gebre Michael ayaa shalay la wareegay idaacadda Mekele FM 104.4 iyo xafiiska duqa magaalada.Mekele FM 104.4 iyo xafiiska duqa » Akhri Qormo Dhamaystiran
Makalle: Wixii ka dhacay shalay iyo goobaha ay la wareegeen ciidamadu
on Mar 14, 2025