Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa fiidnimadii hore ee Xalay howlgal qorsheysnaa oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay gudaha magaalada Camaara ee gobolka Mudug. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgal ka dhacay Gobolka Mudug
on Jan 12, 2025