Kooxda Manchester City ayaa markii labaad oo isku xigta ku guuleysatay horyaalka Premier League ka dib markii ay 4-1 ugaga badiyeen ciyaar ka dhacday garooka kooxda Brighton ee Amex Stadium.
Manchester City Oo Markii Labaad Oo Isku Xigta ku Guuleysatay Horyaalka Premier League.
on May 12, 2019