Saraakiisha Mareykanka iyo Shiinaha ayaa hadalo kulul isku waydaarsaday wadahadaladii ugu heerka sareeyay ee u dhaxeeya maamulka Biden iyo Shiinaha kuwaasi ka socda Alaska.
Maraykanka iyo Shiinaha oo hadalo kulul is dhaafsaday
on Mar 19, 2021