Miltariga Maraykanka ayaa 1,000 askari oo dheeri ah u diraya Bariga Dhexe iyadoo ay sii xoogaysanayo xiisadda kala dhaxaysa Iiraan.
Maraykanka oo askar dheeri ah u diraya Bariga Dhexe
on Jun 18, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka