Maraykanka ayaa Bariga Dhexe u diraya gantaalaha difaaca ee Patriot loo yaqaan ayadoo ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Iran.
Maraykanka oo Bariga Dhexe u diraya Habka difaaca gantaalaha ee Patriot
on May 11, 2019