Mareykanka ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka dhalatay isku dayga ay Addis Ababa ku dooneyso inay marin u hesho badda. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maraykanka oo ka Hadlay Heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara
on Dec 13, 2024