Mareykanka oo cunaqabateyn saaray gabar uu dhalay madaxweynaha Nicaragua iyo xubno kale

Submitted by on Jun 10, 2021

Maamulka madaxweyne Biden ee dalka Mareykanka ayaa soo saaray liis uu ku saaray cunaqabateyn gabar uu dhalay madaxweynaha dalka Nicaragua Daniel Ortega taas oo lagu magacaabo Camila Antonia Ortega Murillo iyo xubno kale.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment