Mareykanka oo dilay Shabaab horey uga dilay askari

Submitted by on May 2, 2019
← →

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inay dileen mid ka mid ah maleeshiyaddii ururka Al-Shabab ee qeybta ka ahaa weerar lagu dilay mid ka mid ah askarta Mareykanka sideedii bishii June ee sanadkii hore.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment