Mareykanka oo qirtay dhimashada afar askari oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Ciraaq

Submitted by on Mar 13, 2026

Taliska Dhexe ee ciidamada Maraykanka (CENTCOM) ayaa shaaciyay in 4 ka mid ah shaqaalaha diyaarad shidaal ku shubta hawada (tanker) ay ku dhinteen kadib markii ay diyaaraddu ku dhacday galbeedka dalka Ciraaq.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment