Mareykanka oo u hanjabay waddamada aan sii wadin cunaqabateynta hubka ee Iran ee horay QM uga diiday

Submitted by on Sep 20, 2020

Wasiirka arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa shaaca ka qaaday in uu wali sii jiro cunaqabateynta hubka ee saaran Iran kaas oo xilligiisu dhacayo maanta islamarkaana Qaramada Midoobay ka diiday in lasii wado.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment