Daraasad cusub ayaa lagu ogaaday in ka badan 16 milyan oo ka mid ah lamaanayaasha ku nool Mareykanka ay carruurta isla korsadaan iyaga oo aan isqabin balse isla nool.
Mareykanka: Sare u kaca lamaanayaasha aan isqabin balse ilmo isu dhala
on Apr 26, 2018