Sargaal sare oo ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegay inuu dalkiisu diyaar u yahay inuu qaado tallabba kasta oo looga hortagayo khatarta Iiraan.
Mareykanka: Tallabba kasta oo khatarta Iiraan looga hortagi karo waan qaadeynaa
on Apr 28, 2019