Ciidanka Midowga Yurub ee la dagaallanka burcad-badeeda ayaa markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kadib markii koox burcad-badeed ah oo la tuhunsan yahay ay isku dayeen in ay weeraraan maraak » Akhri Qormo Dhamaystiran
Markab dagaal oo ku wajahan xeebaha Soomaaliya kadib weerarradii burcad badeeddu ku qaaday markaakiib ganacsi
on Nov 7, 2025