Martida Makarafoonka: Itoobiya iyo howlgalka cusub ee AUSSOM

Submitted by on Nov 9, 2024
← →

Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan kaalinta ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah ATMIS oo ay Soomaaliya ku dhawaaqday in ciidanka Itoobiya aysan ka mid noqon doonin ciidamada howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM loo  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment