Dowlada Masar ayaa ayaa ka hor timid baaqii Qaramada Midoobay ee ku aadanaa in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo dhimashadii madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi,
Masar Oo ku Gacan-saydhay Baaqii Ahaa In la Baadho Maydkii Mursi.
on Jun 19, 2019