Madaxweynaha Masar oo kulan la qaatay madaxa Hay’adda Sirdoonka Dibadda Maraykanka ee CIA ayaa si cad ugu sheegay in dowladda Masar ay qaas ah u diidan tahay in lagu xadgubo madaxbanaani dhuleed iyo xuduudeed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Masar oo madax CIA-da Maraykanka kala hadashay arrin ku saabsan Soomaaliya
on Sep 21, 2026