Saddex mas’uul oo ka tirsan hay’adaha dawladda Soomaaliya kuwaasi oo dawladda Kenya u diidday inay galaan Nairobi ayaa maanta kusoo laabtay Muqdisho.
Mas’uuliyiin loo diiday Visa-ha Kenya oo Xamar ku laabtay
on May 21, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka