Mas’uuliyiinta Maamulka Waqooyi Bari Somalia ee la duldhigay Awaamiir Cusub

Submitted by on Dec 8, 2025
← →

Maamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaga dhawaaqay in guud ahaanba la mamnoocay ka hadalka arrimaha Siyaasadda haddii aysan fasixin madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment