Magaalada Muqdisho waxaa ka bilowday dhaqan galinta joojinta bacaha halka mar la isticmaalo kaddib markii Dawladda Federaalku soo saartay amar lagu mamnuucayo bacaha oo dhibaato ku ah dadka,
Maxaa badal u ah oo diyaarsan bacaha lagu adeegto ee Soomaaliya?
on Oct 9, 2024