Arrintaan ayaa soo shaac baxday kadib muuqaal baraha bulshada lagu faafiyay oo muujinaya Sheekha oo masrax ka degaya xilli gabdhuhu ay soo galeen.
Maxaa dhexmaray Sheekh Zakir Naik iyo gabdho agoon ah oo lagu dhaleeceeyay sida uu ula dhaqmay?
on Oct 4, 2024