Bilooyinkii ugu dambeeyay dalka Hindiya waxaa kasoo baxayay wararka ku saabsan in qaar kamid ah dumarka kasoo jeeda qoysaska saboolka ah ay iska saaraan ilmo galeenka.
Maxaa dumarka Hindiya ku kalifaa inay iska saaraan ilmo galeenka?
on Jul 5, 2019