Dadweynaha Switzerland ayaa maanta afti u qaadaya mamnuucidda niqaabka in lagu xirto goobaha ay dadweynaha isugu yimaadaan inkastoo ay aad u yaryaihiin dumarka Muslimiinta ee xirto.
Maxaa haweenka Muslimiinta ee Switzerland looga mamnuucayaa xirashada niqaabka?
on Mar 7, 2021