Golaha Ammaanka ee Qaramada Midobay ayaa lagu wadaa in kulan ay albaabada u xiran yihiin ay ka yeeshaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaanna khilaafka la xiriira arrimaha doorashooyinka.
Maxaa laga filayaa shirka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya?
on Feb 9, 2021