Maxay BBC-da u difaacday ninkan Imaamka ah?

Submitted by on Jun 19, 2019

Fariinta muranka dhalisay ayaa la shaaciyey kaddib markii uu Cabdullahi Patel uu su’aal ku saabsan Islaam nacaybka uu weydiiyey musharaxiintii ka qeyb galayay dooda hoggaanka.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment