Maxay tahay dekadda ay Jabuuti sheegtay inay siinayso Itoobiya ka dib khilaafka soo dhex galay Soomaaliya iyo Itoobiya

Submitted by on Aug 31, 2024
← →

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jamhuuriyada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo waraysi gaara siiyey BBC-Focus on Afrika ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan labada dal isagoo sidoo kale soo hadal qaaday dhex-dhexaadintii ay Jabuuti isku dayday,

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment