Maxkamad Diiday Sharciga Cusub ee Dhalashada loogu diiday Caruurta ku dhalatay Mareykanka

Submitted by on Jan 24, 2025
← →

Garsoore heer federaal ah oo ku sugan magaalada Seattle ayaa si ku meel gaar ah u joojinaya isku dayga madaxweyne Donald Trump uu kaga hortagayo carruurta ku dhalatay Mareykanka inay si toos ah u noqdaan muwaadiniin Mareykan ah.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment