Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku ridday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caasho Ilyaas Aadan oo sanadkaan horraantiisii kufsi iyo dil loogu geeystay magaalada Gaalkac
Maxkamad dil ku xukuntay qaar kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caasho Ilyaas
on May 12, 2019