Maxkamad sharci daro ku tilmaamtay hubka ay UK ka iibiso Sacuudiga

Submitted by on Jun 20, 2019

Kooxaha u ololeeya xuquuqda aadanaha ayaa ku guuleystay kiis ka dhan ahaa go’aanka dowladda UK ay ku ogolaatay inay hub ka iibiso Sacuudiga oo dagaal ka wada dalka Yemen.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment