Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun xarig ah ku ridday Maxamuud Jaamac Axmed [Xamdi] oo lagu soo eedeyay inuu Aflagaadeeyay Diinta Islaamka.
Maxkamadda Hargeysa Oo Maanta Xukun Adag ku Riday Nin Aflagaadeeyay Diinta Islaamka.
on Apr 30, 2019