Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ ayaa mar labaad dib u dhigtay dhageysiga dacwadda la xiriirta muranka badda ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.
Maxkamadda ICJ oo mar kale dib u dhigtay dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya
on Oct 17, 2019