Maxkamadda Racfaanka oo xukunkay in guurka Islaamka uusan ku ansaxayn UK

Submitted by on Feb 16, 2020

Garsoorayaasha ayaa waxa ay meesha ka saareen xukun lagu meelmariyay in guurka lagu saleeyo diinta Islaamka uu gudaha UK ka yahay mid sharciga waafaqsan.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment