Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa amar ku bixisay in si deg deg loo sii daayo xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo tan iyo bilowgii bishan ku xirnaa xabsiga Mandheere ee magaalada Hargeysa.
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo amartay in la sii daayo xildhibaan Abiib
on Sep 30, 2024