Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland ee shanta sano ee soo socota. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xaqiijisay guusha Cabdiraxmaan Cirro
on Nov 28, 2024