Lamaane ku nool gobolka California ee waddanka Mareykanka ayaa xabsi daa’im loogu xukumay tacaddiyo ay u gaysteen dhowr iyo toban carruur ah oo ay dhaleen.
Maxkamdeynta Turpin: Lamaane xabsi daa’im loogu xukumay ‘tacaddiyo’ ay carruurtooda u gaysteen
on Apr 20, 2019