Magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa ka taagan buuq iyo xiisad maalintii labaad kadib markii shalay duleedka Wajeer laga helay maydka xildhibaan Hussein Yuusuf Axmed oo ka tirsan golaha deegaanka Wajeer oo la la’ aa muddo ka badan 30 cisho. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Meydka xildhibaan oo laga helay Wajeer
on Oct 21, 2024