Munaasabad lagu soo dhaweynayay mowqifka Wasaarada Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xamlooyinka Xajka sanadka 2019 oo ay soo qabanqaabisay Ururka Wakiilada Duulimaadka iyo Dalxiiska Soomaaliyeed ayaa ka dhacay Hotel Safaari ee Magaalada Muqdisho.
Midowga Shirkadaha Duuliimaadka Soomaaliya Oo War Saxaafadeed Digniin ah U Diray Dawlada.(Akhriso)
on Apr 24, 2019