Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in ay dib u soo celiyeen cunaqabatayn buuxda oo ka dhan ah Iran oo ku saabsan barnaamijka nukliyeerka ee dalkaas ka dib markii Qaramada Midoobay ay dib u soo celisay tallaabooyinkeedii.
Midowga Yurub oo dib u soo Celiyay Cunaqabateynta Iiraan
on Sep 29, 2025